Al-qunnah
Tusaalayaasha labadiisa xaraf (Miim & Nuun)
|
|
Fiiro Gaar ah:
Ogsoonow inay qunnada qaataan Sadix ka mida axkaamta Nuunta reeban iyo tanwiintu ay sameeyaan ee afarta ah, sidoo kale Idqaamka mutamaathilaynka iyo ikhfaa shafawiguna way qaataan
|
|