| |
| Waa sharaxaad dheer
oo ku bilaabanaysa waxa uu quraanku yahay, qiimaha uu leeyahay,
cidda keentay iyo qofka loo soo dhiibay. Waxay si faahfaahsan
u qaadaa dhigaysaa marxaladihii uu qur'aanku soo maray cidda
qortay, ururisay, amaba ku kulmisay musxafka aynu maanta naqaan.
Waxay ku gabagaboobaysaa sharaxaad ku saansan waxa loogu talo
galay qur'aanka iyo sida la inaka doonayo inaan ula tacaamulno
qur'aanka. |
| |
|
|