« January 2010
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
 
Qaybaha

Wednesday, 20 Jan 2010

Qore: maamule / Qaybta: kutub, manhaj, heerarday, xaqwaalid, xaqarday, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Kitaabka Kashfush-shubuhaat oo Soomaali ku tarjuman.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 165 jeer.
20 Jan 2010

Tuesday, 29 Jul 2008

Qore: maamule / Qaybta: muxaadaro, Qisooyin, maqaal, xaqarday, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Bulshada Soomaalidu aad ayay u maamuustaa una qadarisaa gabdhaha, waxayna aad iyo aad uga hormariyaan wiilasha marka laga reebo dhinacyo kooban. Waxyaabaha tusinaya qadarinta dheeraadka ah oo la siiyo gabdhaha waxaa ka mid ah:

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 447 jeer.
29 Jul 2008

Sunday, 27 Jan 2008

Qore: maamule / Qaybta: maqaal, school, manhaj, schoolfaaiido, heerarday, xaqschool, xaqwaalid, xaqarday

Fahmidda Manhajka waxbarasho ee UK.
Manhajka Qaranku wuxuu jaan gooyaa marxaladaha iyo maadooyinka aasaasiga ah ee ilmahaaga la bari doono inta ay iskuulka joogaan. Manhajka Qaranka waa in la baraa caruurta da’doodu u dhaxayso 5 – 16 ee dhigta Iskuulaadka la dhaqaaleeyo (Maintained Schools) ama kuwa dawladda (state schools)

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 314 jeer.
27 Jan 2008


. RSS Waxay qaadatay 4.94115 ilbiriqsi. 
Codsiyada kaydka: 6


 
Maamulka  
Gal booskaaga
Soo dir fayl
 
Maxaa Cusub  
Xayaysiiso  

affiliate_link

visit this site

Design ©        www.ururshe.com