« January 2010
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
 
Qaybaha

Monday, 12 May 2008

Qore: drabdisalam / Qaybta: caafimaad, naseexohealth, maqaalhealth, jaaliyadda, dhamaan

....Si qofku u helo caafimaad wuxuu u baahan yahay inuu ku baraarugsanaado muhimada ay leeyihiin lixda qodob ee hoos ku qoran>>>>>>>>>>>

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 463 jeer.
12 May 2008

Sunday, 27 Apr 2008

Qore: karimafcad / Qaybta: caafimaad, naseexohealth, maqaalhealth, dhakhtar, dhamaan

...waa cudur halis ah oo ku dhaca mindhicirada qofka qaba, ayna sababto Bakteeriya lagu magacaabo Vibrio Cholerae. Cudurkan wuxuu qofka qaba ku keenaa Shuban iyo Matag taas oo keenta biyahii jidhkiisa ku jiray oo ka baxa (Dehydration), sababtana in uu qofku u dhinto haddii......

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 415 jeer.
27 Apr 2008

Thursday, 24 Apr 2008

Qore: karimafcad / Qaybta: caafimaad, naseexohealth, maqaalhealth, dhakhtar, dhamaan

Bakteriyadani waxay soo weerari kartaa xubin kasta oo jidhkaaga kamid ah, laakiin inta badan waxay asiibtaa Sambabada.

........Cudurka Qaaxadu wuxuu ugu fidaa dadka dhexdooda marka qof qaba cudurka ama xambaarsan bakteeriyada .........

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 339 jeer.
24 Apr 2008

Monday, 14 Apr 2008

Qore: drabdisalam / Qaybta: maqaal, school, caafimaad, naseexohealth, maqaalhealth, xalaalcun, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

.....qofka haddii uu waayo cuntadan wuxuu noqdaa mid markasta ka daalaya jir ahaan iyo miskax ahaanba. Carbohydrate(ku) wuxuu muhiim u yahay in miskaxda, wadnaha, dheef-shiidka iyo difaaca jirku ay si sax ah u shaqeeyaan. Fibre(ka) oo ah qayb ka mid ah ......

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 422 jeer.
14 Apr 2008

Thursday, 3 Apr 2008

Qore: drabdisalam / Qaybta: maqaal, school, schoolfaaiido, heerarday, caafimaad, naseexohealth, maqaalhealth, xalaalcun, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

.....waxaa keeni kara wax yaalo badan oo ay ka mid yihiin cuntada sonkortu ku badan tahay iyo arrimo kale oo xagga caafimaadka la xiriira. Waxaase badanaaba farta lagu fiiqaa......

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 395 jeer.
3 Apr 2008


. RSS Waxay qaadatay 0.57748 ilbiriqsi. 
Codsiyada kaydka: 6


 
Maamulka  
Gal booskaaga
Soo dir fayl
 
Maxaa Cusub  
Xayaysiiso  

affiliate_link

visit this site

Design ©        www.ururshe.com