« January 2010
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
 
Qaybaha

Sunday, 26 Jul 2009

Qore: maamule / Qaybta: diini, maqaal, jaaliyadda, haween, rag, dhallin

Qoyska waxaa wada unka wiil iyo gabar iska soo dhex doortay dad oo dhan, isuna haya kalgacayl iyo kalsooni weyn. Qoyska waxaa la unkaa iyada oo lam maanaha is guursaday, ehelkooda, asxaabtooda iyo muslinka oo dhan ku wada faraxsan yihiin, waxaana laga fishaa deganaansho, xasilooni iyo is badal wacan oo dhinac walba kaga yimaada nolosha lammaanaha qoyska wada dhistay. Inta badan qoysasku waxaas loo filayey way helaan, waxaase jira ....

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 654 jeer.
26 Jul 2009

Monday, 14 Apr 2008

Qore: drabdisalam / Qaybta: maqaal, school, caafimaad, naseexohealth, maqaalhealth, xalaalcun, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

.....qofka haddii uu waayo cuntadan wuxuu noqdaa mid markasta ka daalaya jir ahaan iyo miskax ahaanba. Carbohydrate(ku) wuxuu muhiim u yahay in miskaxda, wadnaha, dheef-shiidka iyo difaaca jirku ay si sax ah u shaqeeyaan. Fibre(ka) oo ah qayb ka mid ah ......

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 793 jeer.
14 Apr 2008

Tuesday, 26 Feb 2008

Qore: maamule / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, school, caafimaad, ganacsiga, jaaliyadda, caruur, haween, rag, warar, dhallin, dhamaan

Wiilashii Soomaalida qurbaha ku nool u soo kici lahaa oo intoodii badnayd ay jiho khaldan afka saareen, Tusaale wax u noqda waayay, Aakhiro iyo Aduunba seegay, oo asaagood ka haray, deetana marxalad khatar ah uga sii gudbay!!!.

Qurbaha waxaa la is lahaa wanaag iyo waxbarasho iyo Cilmi baa laga kororsanayaa, laakiin ma waxaan moodnay, mise wuxuu noqday, mise wixii qof caqli leh la gudboon? Midba? u dheh Raagaa in yar oo tusaale ah kaa siinayee. Halkanna ka fiirso.

/ Hortaa la akhriyay: 559 jeer.
26 Feb 2008

Monday, 23 Jul 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Waa silsilad taxane ah oo aan ku soo bandhigayno tiro ka mid ah qisooyinka Rasuulkeennu (SCW) uga sheekeeyay asxaabta, si ummaddiisu ugu cibro qaadato.

Habar reer Banii Isra’iil ah oo khayrka aad ugu hanweyn.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 3058 jeer.
23 Jul 2007

Saturday, 21 Jul 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Waa silsilad taxane ah oo aan ku soo bandhigayno tiro ka mid ah qisooyinka Rasuulkeennu (SCW) uga sheekeeyay asxaabta, si ummaddiisu ugu cibro qaadato.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 2436 jeer.
21 Jul 2007

Monday, 11 Jun 2007

Qore: hoday30 / Qaybta: diini, maqaal, jaaliyadda, haween, rag, warar, dhallin, dhamaan

Anigoo ku bilaabay magaca Alle, kuna sallinaya Nabiga Alle, waxaan milicsanayaa sharaftii iyo bilicdii soomaalidu lahaanjirtey, waagii adduun-adduun ahaa. Qoraalku wuxuu isku dayayaa in uu qiimayn ku sameeyo bal waxa iska beddeley sooyaalka ummadda soomalaiyeed.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 355 jeer.
11 Jun 2007


. RSS Waxay qaadatay 0.34217 ilbiriqsi. 
Codsiyada kaydka: 6


 
Maamulka  
Gal booskaaga
Soo dir fayl
 
Maxaa Cusub  
Xayaysiiso  

affiliate_link

visit this site

Design ©        www.ururshe.com