Nabi duullaan ah oo qorraxda loo joojiyayBukhaari iyo Muslim ayaa ka wariyay Abuu Hureyra in uu yiri: Rasuulku (SCW) wuxuu dhahay: (Nabi Nabiyaasha ka mid ah ayaa duullaan qaaday, markaasuu ku yiri qowmkiisii: