 |
|
 |
| |
|
Ururshe.com (.net) |
|
| « January 2010
|
| Mon
| Tue
| Wed
| Thu
| Fri
| Sat
| Sun
| | | 1 | 2 | 3 | | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | |
|
|
|
|
....Si qofku u helo caafimaad wuxuu u baahan yahay inuu ku baraarugsanaado muhimada ay leeyihiin lixda qodob ee hoos ku qoran>>>>>>>>>>>
12 May 2008
...waa cudur halis ah oo ku dhaca mindhicirada qofka qaba, ayna sababto Bakteeriya lagu magacaabo Vibrio Cholerae. Cudurkan wuxuu qofka qaba ku keenaa Shuban iyo Matag taas oo keenta biyahii jidhkiisa ku jiray oo ka baxa (Dehydration), sababtana in uu qofku u dhinto haddii......
27 Apr 2008
Bakteriyadani waxay soo weerari kartaa xubin kasta oo jidhkaaga kamid ah, laakiin inta badan waxay asiibtaa Sambabada.
........Cudurka Qaaxadu wuxuu ugu fidaa dadka dhexdooda marka qof qaba cudurka ama xambaarsan bakteeriyada .........
24 Apr 2008
.....qofka haddii uu waayo cuntadan wuxuu noqdaa mid markasta ka daalaya jir ahaan iyo miskax ahaanba. Carbohydrate(ku) wuxuu muhiim u yahay in miskaxda, wadnaha, dheef-shiidka iyo difaaca jirku ay si sax ah u shaqeeyaan. Fibre(ka) oo ah qayb ka mid ah ......
14 Apr 2008
.....waxaa keeni kara wax yaalo badan oo ay ka mid yihiin cuntada sonkortu ku badan tahay iyo arrimo kale oo xagga caafimaadka la xiriira. Waxaase badanaaba farta lagu fiiqaa......
3 Apr 2008
Wiilashii Soomaalida qurbaha ku nool u soo kici lahaa oo intoodii badnayd ay jiho khaldan afka saareen, Tusaale wax u noqda waayay, Aakhiro iyo Aduunba seegay, oo asaagood ka haray, deetana marxalad khatar ah uga sii gudbay!!!.
Qurbaha waxaa la is lahaa wanaag iyo waxbarasho iyo Cilmi baa laga kororsanayaa, laakiin ma waxaan moodnay, mise wuxuu noqday, mise wixii qof caqli leh la gudboon? Midba? u dheh Raagaa in yar oo tusaale ah kaa siinayee. Halkanna ka fiirso.
/ Hortaa la akhriyay: 559 jeer.
26 Feb 2008
Ururshe.com, hoyga jaaliyadda soomaaliyeed oo dhismihiisu gabagabo......
5 Jun 2007
|
|
|
| . RSS
|
Waxay qaadatay
0.39926 ilbiriqsi.
Codsiyada kaydka:
6
|
| |
|
 |
|
 |
|
|