« January 2010
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
 
Wararkii ugu danbeeyay

Macallinka fiican, Manhaj waxbarasheedka dhameyska tiran iyo dawrka ay ku leeyihiin barbaarinta ilmaha.

Date: 9 May 2008 / Author: karimafcad / Category: school, manhaj, schoolfaaiido, heerarday, caruur, dhallin, dhamaan / Views: 924

Macallinka fiican, Manhaj waxbarasheedka dhameyska tiran ah iyo dawrka ay ku leeyihiin barbaarinta ilmaha.

Waxaa kulankii ka dhacay Masjidka Qubaa ee magaalada London lagu soo bandhigay Duruus heer sare loo soo diyaariyay, oo wacdaro iyo horumarba xambaarsanaa. Waxaan akhristayaasha bogga www.ururshe.com ugu soo gudbinaynaa laba cashar oo ka mid ahaa diraasaadkii ka dhacay halkaas ee anfaca wayn u lahaa Macallimiintii ka qaybgashay duruustaas.



Anaga oo aan u helin fursad in aan duubno duruustaas, cillado xagga farsamada oo jiray awgood, ayaan door bidnay in aan Bulshada Soomaaliyeed Waalid iyo Macallinba u soo gudbinno qoraalka laba darsi oo muhiim u ah ubadkeena iyo horumarinta waxbarashadooda.



Labadan darsi oo uu soo jeediyay Ustaad C/risaaq Hiirad oo khibrad aad u saraysa u leh dhanka waxbarashada isaga oo ku soo guda jiray laga soo bilaabo Jaamacaddii Soomaaliya oo uu barayaasheeda ka mid ahaa ilaa iyo maanta oo uu si joogto ah ugu jiray waxbaridda Soomaalida iyo Caruurteeda isaga oo la shaqaynayay wasaaradda u qaabilsan waxbarashada ee waddan ka mid ah reer galbeedka.



Insha Allah marka uu goob kale ka jeediyo ee markaan ku xigta ayaanu iska xil saari doonaa in aan Afkiisa ka duubno oo idiin soo gudbino, hadase waxaan muhiim u aragnaa in laga sii faa’iidaysto labadaan darsi.




waxaad ku furan kartaa pdf, hadaadan haysanna halkaan ka soo shubo. Labadii casharna waa kuwaan:




Luqadda ay ku qoran yihiini waa Carabi ay cid kastaa fahmi karto. Hana naga ilaawin Duco lillaahi ah.

Afeef:

Qoraalada oo dhan waxaa lagu soo daabacay niyad fiican, kamana nihin mas'uul (sharci ahaan) saxnaantooda ama waxa ka dhasha Isticmaalkooda. Mas'uuliyadda qoraal kasta waxaa iska leh oo loo raacanayaa qoraaga magiciisu la socdo.

RSS
(la soco isbadalada)
Print
(daabaco Maqaalkan)



. RSS Waxay qaadatay 0.10441 ilbiriqsi. 
Codsiyada kaydka: 6


 
Maamulka  
Gal booskaaga
Soo dir fayl
 
Maxaa Cusub  
Xayaysiiso  

affiliate_link

visit this site

Design ©        www.ururshe.com