| |
 |
|
 |
| |
|
|
| Ururshe.com
|
|
Ururshe.com
sida Magaca iyo Astaantaba ka muuqata waa u adeegaha Jaaliyadda Soomaaliyeed
ee ku dhaqan UK. Waxuuna u samaysmay
- inuu
awdo daldaloolka isku xirnaan la’aaneed ee ay Jaaliyaddu kaga
duwan tahay Jaaliyadaha kale.
- inuu
Jaaliyadda la socodsiiso isbadalada iyo waxyaabaha kala duwan ee iyada
khuseeya ee ka dhacaya UK
- inuu
ururiyo Ururada, goobaha waxbarashada, goobaha ganacsiga, kuwa caafimaadka
iyo xirfadlayaasha jaaliyada.
- inuu
u kala gudbiyo Jaaliyadda dhacdooyinka guud ee waxtarka u leh adkaynta
Horumarka, Dhaqanka iyo Diinta Jaaliyadda
- iyo
inuu noqdo Albaab aqoon kororsi oo nooc kasta leh.
|
|
|
|
|
| Maxaa ugu
danbeeyay |
|
Kitaabka Kashfush-shubuhaat oo Soomaali ku tarjuman.
20 Jan 2010
Qoyska waxaa wada unka wiil iyo gabar iska soo dhex doortay dad oo dhan, isuna haya kalgacayl iyo kalsooni weyn. Qoyska waxaa la unkaa iyada oo lam maanaha is guursaday, ehelkooda, asxaabtooda iyo muslinka oo dhan ku wada faraxsan yihiin, waxaana laga fishaa deganaansho, xasilooni iyo is badal wacan oo dhinac walba kaga yimaada nolosha lammaanaha qoyska wada dhistay. Inta badan qoysasku waxaas loo filayey way helaan, waxaase jira ....
26 Jul 2009
---Boqor reer Banii Israa’iil ah ayaa qabtay nin, wuxuuna doorransiiyay: in uu khamro cabbo ama uu wiil yar dilo ama uu sinaysto ama uu hilib doofaar cuno, haddii uu diidana ay dilaan, markaas ayuu doortay .........
26 Aug 2008
Bulshada Soomaalidu aad ayay u maamuustaa una qadarisaa gabdhaha, waxayna aad iyo aad uga hormariyaan wiilasha marka laga reebo dhinacyo kooban. Waxyaabaha tusinaya qadarinta dheeraadka ah oo la siiyo gabdhaha waxaa ka mid ah:
29 Jul 2008
......iyada oo nin ku sugan yahay dhul bannaan ayuu daruur ka dhexmaqlay cod dhahaya: waraabi beerta hebel, markaas ayaa daruurtii yara leexatay oo biyeheedii ku shubtay (meel) shiila madaw ah, markiiba biyihii oo dhan waxaa koobay biyo mareen ka mid ah biyo mareenada, markaas ayaa ninkii dabagalay biyihii (qulqulkoodii), markaas ayuu ku soo baxay nin dhextaagan beertiisii.........
25 May 2008
.........Qisadani waxay ku saabsan tahay nin ganacsade ah oo khamrada uu gadayo ku labi jiray biyo oo daanyeer uu watay lacagtii la fuulay shiraaca kore, ka dibna nuskeed ku guray badda, nuskii kalena.........
14 May 2008
....Si qofku u helo caafimaad wuxuu u baahan yahay inuu ku baraarugsanaado muhimada ay leeyihiin lixda qodob ee hoos ku qoran>>>>>>>>>>>
12 May 2008
.....Duruus heer sare loo soo diyaariyay, oo wacdaro iyo horumarba xambaarsanaa. Waxaan akhristayaasha bogga www.ururshe.com ugu soo gudbinaynaa laba cashar oo ka mid ahaa diraasaadkii ka dhacay halkaas ee anfaca wayn u lahaa Macallimiintii ka qaybgashay duruustaas.....
9 May 2008
...waa cudur halis ah oo ku dhaca mindhicirada qofka qaba, ayna sababto Bakteeriya lagu magacaabo Vibrio Cholerae. Cudurkan wuxuu qofka qaba ku keenaa Shuban iyo Matag taas oo keenta biyahii jidhkiisa ku jiray oo ka baxa (Dehydration), sababtana in uu qofku u dhinto haddii......
27 Apr 2008
Bakteriyadani waxay soo weerari kartaa xubin kasta oo jidhkaaga kamid ah, laakiin inta badan waxay asiibtaa Sambabada.
........Cudurka Qaaxadu wuxuu ugu fidaa dadka dhexdooda marka qof qaba cudurka ama xambaarsan bakteeriyada .........
24 Apr 2008 1 2 3 4 >
|
|
|
 |
|
 |
|
|